Madaxweyne Biden oo ka fiirsanaya sida laga yeelayo dalab ka yimid DFS

Maamulka Biden ayaa ka fiirsanaya codsi uga yimid dowlada Soomaaliya oo ah in Mareykanka dabciyo xannibaadaha duqeymaha diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee militariga ay la beegsanayaan dagaalyahannada Al-Shabaab ee ka dagaalama dalka Soomaaliya ee Geeska Afrika, sida ay wargeyska New Yor York Times u sheegeen saraakiil badan oo Mareykan ah. Codsigan ayaa imaanaya iyadoo maamulka … Continue reading Madaxweyne Biden oo ka fiirsanaya sida laga yeelayo dalab ka yimid DFS